Goortu waa bilowgii hore ee aadamaha. Goobtuna waa meel uu ka baxaayo dab ay koox dadkii hore ka mid ahi kulaalayaan. Mid ka mid ah ayaa yidhi: “Waxarkaa yar ma i siin kartaa hebelow ?” Dabadeedna gacanta ayaa laga saaray. Qiimihiisa muu wayddiinin, lacagna laga ma codsan; waayo noloshu waxa ay ku…

Julaay 29, 2024 Baanka dhexe ee Itoobbiya ayaa ku dhawaaqay in habkii sarrifka lacagaha qalaad ee Itoobbiya lagu sameeyay isbeddel, taas oo loo beddelay hab furan oo uu suuqu hoggaaminayo (Flexible or Floating Exchange System), waxa ayna daba socotay dedaallada isbeddel ee uu Abiy Axmed, bilowgiiba…