Skip to main content

Friday 6 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Adeegga caafimaadka

Aragti |
Baadhitaan iyo dabagal ay baahisay mareegta The Lever, waxa uu daaha ka qaaday habacsanaanta qotodadheer ee ka jirta nidaamka ansixinta dawooyinka ee ay bixiso Haayadda Maaraynta Cunnada iyo Dawada ee Maraykanka (FDA), ansixintan oo suuqgayn u noqota dawooyinka Maraykanka gudihiisa, isla…

Haweenay da’ dhexaad ah ayaa, maalin, soo gashay goob daawooyinka lagu iibiyo oo aan ku sugnaa. Waxa ay inankii haystay weyddiisatay ‘daawadii kelyaha’. Dalabkeeda oo la-yaab lahaa awgeed, waxa aan u fiirsaday falcelintiisa. Halkee ku bugta? Ayaa uu weyddiiyay waxana ay u sheegtay ‘kelyaha’, isna…

Bukaan Faarax waxa uu muddo dheer ahaa bukaan-socod, sida ay Soomaalidu u taqaan qofka aanay xaaladdiisa caafimaad degganayn, haddana aan u jiifin kuna foognayn in uu si firfircoon u raadsado baanasho. Waxa uu si joogto ah u qaadanayay daawada yareysa aysiidha caloosha ee, inta badan, loo cuno…

Subscribe to Category Page