Xilligan oo ay sii kordhayaan caqabadaha degaan ee dunidu waajahayso, nabaadguurku waa mid ka mid ah dhibaatooyinka degaan ee halista ku ah nolosha aadamaha iyo degganaanta degaan iyo dhaqaale, gaar ahaan dalalka soo koraya ee dhibaatooyinka la daalaadhacaya. Nabaadguurku, waa xaalufka ku socda…

In ka badan tiriliyoon doollar ayaa sannad kasta laga soo xadaa waddamada adduunka ugu saboolsan, taas oo ah xaddi aad u badan oo ay adag tahay in la suuraysto.
Lacagta intaas le’egi waxa ay kuu jari kartaa shirkadda Apple, baaqiga soo hadhana waa ku filan yahay in aad ku gadato lacag kasta…