Ugu horrayn, maadaama oo saddexda diimood ee Islaamka, Masiixiyadda iyo Yahuudiyaddu ay asal ahaan ka soo unkameen diintii nabi Ibraahin (CS), isla markaana ay nuxur ahaan diintaas iskugu biyashubanayaan waxa aan iskuqaadka saddexdooda suugaanoodba soo wada hoosgaliyay cinwaanka Sheeko Diineedka…

"Dagaalku waa nabad, xorriyaddu waa addoonsi, jahliguna waa awood."
"Walaalka Weyni wuu kula socdaa."
Weedho aan sinaba maankaaga uga go'i doonin marka aad sheekadan akhrido. Laakiin marka hore ku soo dhowoow caalamka Orwell, caalam uu fekerku dambi yahay, xaqiiqada oo la ogaadaa ay jariimo tahay,…