Skip to main content

Tuesday 20 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Addis Ababa

Aragti |
Laga soo bilaabo riyadii Boqortooyada ilaa nolosha maalinlaha ah ee dadka ku dhaqan, Addis Ababa, caasimadda Itoobiya, waxa ay muujinaysaa sida magaalo aanay maamullada oo keliyi u dhisin, ee ay sidoo kalena ugu dhisanto dhabar adayga bulshada ku nool. …

Faaqidaad |
Afriki mooqif xalaal ah ayay ka qaadatay arrinta Qasa iyo qaddiyado kale oo badan oo caalami ah. Caqabadahaas caalamiga ah se waxa aynu si muuqata wax uga qaban karnaa haddii aynu gudaheenna u soo jeesanno oo aynu dhakhso u xallinno mushkiladaha ka taagan. Shirweynihii Midawga Afrika ee…

Subscribe to Category Page