Feker
Cumar Kuush
|
Ka dib markii ay horumareen diraasadaha gumaysiga iyo aragtiyahoodu, waxa hanaqaaday fahanka ka xarroobidda gumaysiga, waxaana loo sameeyey gundhig cusub oo koobsanaya arrimaha bulsho, dhaqan iyo dhaqaale ee dalalkii ka xorroobay gumaysiga. Waa kacdoon isku dayay in uu meesha ka saaro…