Buug
Suhayb Maxamuud
|
Muddo soddon sanno ka badan ka hor, mufakirka reer Kiiniya, Cali Masruuci waxa uu soo jeediyey mafhuumka Afro-carabi, oo uu sees uga dhigay xidhiidhada Carabta iyo Afrika, sidoo kalena labadooda deegaan ka dhigay deegaanno isku xidhan istiraatiiji ahaan. Waxa uu naawilay iskaashi xaddaaradeed oo…