Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Sawirro

Taaraabbuun La-ciyaarka iyo Siyaasadda

29 August, 2026
Share

Sawirro laga soo xulay barnaamijka “Taaraabbuun La-ciyaarka iyo Siyaasadda: Hoggaaminta Xilkasnimada leh iyo Hufnaanta Maamul ee Xilligan Dhijitaalka ah”, oo uu marti ku ahaa Dr. Cabdiweli Cabdilahi Suufi. Kulanka waxa lagu lafa-guray isbeddellada siyaasadeed ee Somaliland, saamaynta baraha bulshada ku leeyihiin doodaha siyaasadeed iyo muhiimadda hoggaaminta xilkasnimada leh iyo hufnaanta maamulka.