Fan
14 Oct 2025
Dhool Faneed
Fanka haweenku waa uu ka farshaxansan yahay ka ragga, waayo, maansada (oo ah salka hoose ee fanka) oo dhami waxa ay ka soo farcantay maanka hooyada. Iyadaa luuqda, jiibta, jaanta, baddaha kala duwan iyo qaabsunsunka xarragada...