Wednesday 12 August 2026
Wada-sheekaysigan cilmiyeed waxaannu ku martigelinnay Prof. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, waxaana daadihinayey Khadar Maxamed Muxumed.
Qaybtan koowaad waxa lagu eegayaa taariikh-nololeedka Prof. Bulxan, sooyaalkiisa waxbarasho iyo waxdhigis, aragtiyaha ku duugan buugaagtiisa iyo qoraalladiisa, iyo doorkii ballaadhnaa ee uu ka soo qaatay aqoonta, fikirka iyo bulshada Soomaalida.