Skip to main content

Tuesday 19 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Soomaalida iyo Isticmaalka Baraha Bulshada

26 April, 2026
Share

Indho-indhayn iyo daraasado guud oo laga sameeyay isticmaalka baraha bulshada ayaa muujinaya in dadku ku kala duwan yihiin ujeeddada ay u adeegsadaan iyo sida ay ula falgalaan qoraallada, muuqaalada iyo doodaha ka socda mareegahaas.