Wednesday 9 July 2025
Bisha May waxa ay umadda reer Somaliland uga dhigantahay bil halgan, bil madaxbannaani iyo bil dabaaldeg. Waxa loo soo maray jid dheer oo qodxo leh si loo helo maalintaas qaranimada, taas oo maanta lagu naaloonayo nabad iyo dawladnimo.
13-ka May 2025, waxa qabsoomay barnaamij gaar ah oo cinwaankiisu ahaa: “Somaliland Halkee Ayay Taagantahay 34 Sannadood Kadib?” kaas oo ay Geesku qabanqaabisay. Barnaamijkan waxa si qoto dheer loogu falanqeeyey sooyaalka 34-jirsaddey ee Somaliland, halka ay maanta taagan tahay, iyo halka la filayo in ay u socoto.
Martida barnaamijka ka qayb gashay waxa ka mid ahaa: