Tuesday 15 September 2026
Qaar ka mid ah sawirrada barnaamijka “Qaabaynta Haybta ee Dunida Casriga ah”, oo uu marti ku ahaa Maxamed Muuse Cali (Al-Macarri). Kulanka waxa lagu lafa-guray sida haybta Soomaalidu isu qaabayso dunida casriga ah iyo saamaynta ay ku leeyihiin caalamiyeynta, socdaalka, is-dhexgalka dhaqanka iyo isbeddellada bulsho.