Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijooyinka doorashooyinka Maraykanka ee uu ku guulaystay markii labaad ee aan xidhiidhka ahayn Donald Trump, caalamku waxa uu isha ku hayaa go’aannada uu ka qaadan doono arrimaha caalamiga ah oo xaalad xasaasi ah ku sugan, waxaana dib u milicsi lagu samaynayaa siya

Tobankii sanno ee u dambaysay waxaa warbaahinta iyo dhegaha dadweynaha ku soo laalaabtay dhacdooyinka la xiriira dhicitaannada diyaaradaha UN-ka iyo AU-da.

13-ka Noofimber ee sannadkan 2024, waxa Soomaalilaan u qorshaysan doorashooyin isa-saar ah oo lagu dooranayo Madaxweynaha talin doona shanta sannadood ee soo socda iyo saddex Xisbi Qaran oo uu xayndaabka siyaasaddu u xidhnaan doono tobanka sannadood ee soo socda.

Tan iyo markii Abiy Axmed loo caleemo saaray kursiga Raysal wasaaranimada Itoobbiya waxaa ka soo wareegay lix sanno iyo dheeraad, muddo bilo ka yar markuu xilka hayay, Sebtambar 2018, waxa uu caasimadda Eretariya, ee Asmara ku guddoonsaday

Dhawaanahan waxaa ku dhex faafay xarumaha cilmibaadhista qaarkood aragti sheegaysa in xidhiidh iskaashi ka dhexeeyo kooxda Ansaaralaah ee Yementa ah, oo loo garan og yahay Xuutiyiinta iyo xarakada al-Shabaab oo ay Soomaaliyi

Warbaahinta Ameerika waxa ay hadal haysaa, booqashada la filayo ee Madaxweynaha Maraykanku ugu kicitimayo Afrika kadib kolka ay soo xidhmaan kulamada guud ee Qaramada Midoobay, iyo ka hor doorashada Madaxtinimo ee loo ballansanyahay shanta Noofambar, qabsoomideeda

Masar waxa ay heshiis millatari la saxeexatay Soomaaliya, sannadka soo socdana waxa ay Soomaaliya ka hawlgelin doontaa ciidamo nabad ilaalin ah, haddaba, Masar ma halis ayaa ay faraha kula jirtaa?