Skip to main content

Thursday 5 December 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin

Siyaasad

Siyaasad |
Julaay 29, 2024 Baanka dhexe ee Itoobbiya ayaa ku dhawaaqay in habkii sarrifka lacagaha qalaad ee Itoobbiya lagu sameeyay isbeddel, taas oo loo beddelay hab furan oo uu suuqu hoggaaminayo (Flexible or Floating Exchange System), waxa ayna daba socotay dedaallada isbeddel ee uu Abiy Axmed, bilowgii

Ka dib doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay 13-kii Noofambar ee bishan, waxa suurogal ah in loollanka Taywan iyo Shiinuhu ka wadaan gobolku u janjeedhsamo dhinaca Shiinaha.

Tartanka guddoomiyaha Koomishaneerka Midawga Afrika ayaa ka kooban afar murashax oo ka soo jeeda dawladaha Bariga Afrika kuwaas oo kala ah: Rayla Odhinga oo kiiniya ka socda, Maxamed Cali Yuusuf oo Jabuuti metelaya, Anil Gayaan, iyo Raytashaarad oo ka kala socda madagaskar iyo Moriishas.

13 Nofembar sidii ballantu ahayd guud ahaan shacabka Soomaalilaan waxa ay u jarmaadeen goobaha komiishanka doorashooyinku u asteeyey cod dhiibashada si ay u soo xulaan Madaxweynaha talin doona shanta sanno ee inagu soo aadan iyo saddexda xisbi qaran ee la guddoon siin doono sharciyada xisbinimo ee tobanka sannadood ee soo socda.

Doorashada Somaliland ka qabsoontay 13-kii Noofambar, 2024 waxa ay ahayd doorashadii sagaalaad ee ka dhacda Somaliland laga soo bilaabo markii ay Somaliland madaxbannaanideeda ku dhawaaqday sannadkii 1991-kii.

Sugitaan dheer iyo u kuurgal weyn ka dib, oo laga warsugayay natiijooyinka ka soo bixi doona doorashada Maraykanka oo ay ku tartamayeen Donald Tramb iyo Kamala Haaris, waxa ay kusoo dhamaatay in Tramb ku baadiyo codad badan oo ah kuwa Guddiga Doorashada iyo codadkii bulshadu dhiibatay.

Axmed Madoobe waa nin isbeddelo badan soo maray, 2006 waxa uu ka mid ahaa xubnihii aasaasay xarakada al-Shabaab, waxa uu noqday xubnaha ugu khatarta badan ee xarakada oo ay Maraykanku muddo raacdaynayeen, tan iyo aasaaskii Jubbalaan (2013) waxa uu ahaa madaxweynaha maamul goboleedkan, booqashadii

Sidii caadada u ahayd, Soomaalilaan berri waxa albaabada loo furi doonaa goobaha codeynta ee doorashooyinka Soomaalilaan ee isku sidkan.

Natiijada doorashadii Maraykanka aad ayaa looga soo dhaweeyey [Jamhuuriyadda] Soomaalilaan, iyada oo la rejaynayo in madaxweynaha la doortay il gaar ah ku eego qaddiyadda Somaliland. Hase ahaatee, dad badan oo siyaasadda u dhuundaloola ayaa ka digaya in rejadaas lagu hungoobo.

Jamhuuriyaddda Somaliland waxa 13-ka Noofambar ka qabsoomi doonta doorashada madaxweynannimada iyo doorashada ururrada, doorashadan oo sannado ka dib dhacday wakhtigeedii saxda ahaa.

Subscribe to Category Page