Skip to main content

Thursday 5 December 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin

Aragti

Aragti |
Bishii Maarso 31, 2024, ku dhawaad 62 milyan oo cod-bixiye ayaa iska xaadiriyey goobaha cod-bixinta si ay u soo xushaan cidda ku  meteli lahayd goleyaasha deegaanka.

 In ka badan tiriliyoon doollar ayaa sannad kasta laga soo xadaa waddamada adduunka ugu saboolsan, taas oo ah xaddi aad u badan oo ay adag tahay in la suuraysto.

Ugu yaraan muddo laga joogo afar iyo tobon sanno, kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab waxa ay argagax gelinaysay gobollada Koonfureed ee Soomaaliya. Hamigoodu waxa uu ahaa sidii ay dalka oo idil uga hirgelin lahayeen kalitelisnimo macangag ah, oo cabsi iyo baqo-gelin ku dhisan.

Midawga Afriki markii uu taallo u taagay madaxweynihii Tansaaniya, Nayreeri, dadku way ku kala qaybsameen, balse waxa ka muuqda weynaanta raadkii uu lahaa hoggaamiye ahaan 

Sannadihii 1950nadii warbaahinta Masar waxay Soomaalida ku boorrin jireen midnimo ka dhan ah gumaysiga — balse kalaqaybsanaanta siyaasadeed wax bay ku darsadeen. 

Leelleelka iyo kadeedka Soomaaliya waxa uu salka ku hayaa siyaasaadda musuqu hadheeyay ee waddanka Talyaaniga. 

“Tabantaabaday laba gacmood tamar ku yeeshaaneTiska waxa la qaadaa markay tiirisaa bidixeHadday midigtu keli taagan tahay tahar ma goyseen.” —Ismaaciil Nuur Faruur-Buur

Dhaqaaluhu waa seeska dowladnimada. Waana halbeeg lagu cabbiro bedqabka bulshada. Waxaa jira xidhiidh ka dhexeeya xasilloonida dhaqaale, sugitaanka nabadda iyo helitaanka awood dowladnimo oo buuxda.

Bishii February ee sannadkaan Dawladda Fadaraalka Soomaaliya waxay heshiis difaac iyo mid iskaashi dhaqaale la gashay Dawladda Turkiga, kaas oo Turkiga u oggolaanaya in uu xeebaha iyo b

Geeska markii aan asaasnay horraantii 2023, wajigiisii tijaabada ahaa, waxa aan ku soo beegannay marxalad ay mandiqadda Geeska Afriki ku jirtay wareerkii ugu badnaa.

Subscribe to Category Page