Skip to main content

Saturday 6 December 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Aragti

Aragti |
Hordhac W.E.B. Dubois (1868–1963), waxa uu ka mid ahaa raggii ugu mudnaa indheergaradkii Madowga ahaa ee qarnigii 20-aad ka jiray carriga Maraykanka. Wuxuu ahaa Afro-Ameerikaan ku suntan takoordiidnimo, dulmi la dirir, Afrikaannimo, iyo aragtiyaha hurosocodka ah. Dubois wuxuu astaan iyo caroog u…

Magaca Erik Prince waxa uu mar kale kasoo dhex muuqday shirkadaha milatari ee gaarka loo leeyahay, oo ah shirkado hal-ku-dhigyo kala geddisan iyo ujeeddooyin kala duwan leh. Waa shirkado isku qeexa in ay xalal amni siiyaan dalalka qalaalasaha amni ku jira, amaba dalalka aan tahli karin in ay…

Taariikhdu kolkii ay ahayd 9-kii, Semtember 2025, waxa xadhiga laga jaray biyo-xidheenka ugu weyn Afrika ee laga dhalinayo korontada. Daah furku, waxa uu ka dhacay Guba oo ah degmo ka mid ah degmooyinka gobolka Benishangul-Gumuz ee dalweynaha Itoobiya, waana mid ka mid ah gobollada uu maro webiga…

Dalka Suudaan oo ku jira dagaal sokeeyo, sannadkii saddexaad, taariikh dheerna u leh dhaqanka jabhadaha, waxa uu hadda ku jiraa dagaal u dhexeeya Ciidanka Qaranka iyo Xoogaggii hore ee Birmadka (RSF) kuwaas oo fallaagoobay. Dagaalkani waxa uu keenay in jabhado hore ula dagaallami jiray dawladda…

Maqaalkan gaaban ee ku saabsan af-Soomaaliga dhinacyo badan ayuu taabanayaa isagoon midkoodna ku dheeraan: hodonnimada afka, quruxda afka, qorista afka, dhismaha afka, hanka iyo heerarka durugsan ee afku higsnanaayo. Qodobbadaas midkood inaan maqaalkan cinwaan uga dhigo ayaa ila soo gudboonaatay.…

Fikirka Muctasiladu waxa uu ka mid yahay dusgiyada Islaamiga ah ee dhashay qarnigii labaad ee Hijriyada. Waxa loogu abtirayaa wadaad la odhan jiray Waasil bin Caddaa (700 – 748) oo ka tirsanaa xerta wadaadkii caanka ahaa ee Xasan al-Basri (642 – 728). Waasil waxa uu saluugay sida uu sheekhiisu uga…

Doodaha la xidhiidha ‘sharka’ iyo ‘khayrka’ ama, guud ahaan, xumaanta iyo samaantu waa kuwo soojireen ah, dhab ahaanna waxa ay ka mid yihiin waxyaabaha daaliyay garaadka bani aadanka; falsafad ahaan iyo diin ahaanba. Maxaa ay dhibtu ugu dhacaysaa nooleyaasha? Ma yihiin wax la muteystay? Iyo, ugu…

Marka ay joogto aqoonsiga, bulshada Somaliland wuxu ugu fadhiyaa muhiimad weyn. Waa yoolka koowaad ee ay higsanayso, sidaas awgeed in ay hesho oo dunidu garawshiiyo ka bixiso madaxbannaanideeda oo ay sharciyowdo kana mid noqoto waddamada leh dhawrsanaanta dhuleed waxa ay u tahay guul iyo gobonnimo.…

Dalka Masar waxa, 29-kii Ogos, 1966-kii, xukun daldalaad ah lagu fuliyay Sayid Qudbi Ibraahiim (1906 – 1966) oo ahaa fekeryahan, suugaanyahan, qoraa iyo kacaanyahan Islaami ah oo ka tirsanaa ururka Ikhwaanu Muslimiinka. Dilkiisa ka dib, waxa uu ka tagay raad tirtirmi waayay oo dunida Muslimka, iyo…

Hordhac Marba marka ka dambaysa, waxa isa soo taraya dedaallada loogu qareemaayo aqoonsiga Somaliland iyo ka mid noqoshadeeda dawladaha caalamka, walow ay jiraan caqabado muuqda oo hortaagan in si dhakhso ah loo gaadho natiijooyin wax ku ool ah. Dhawrkii sanno ee ugu dambeeyey, waxa awoodaystay…

Subscribe to Category Page