Sannadkii 2012 ayaa la ansixiyey Xeerka Baananka Islaamiga ah ee Somaliland (Xeer Lr. 55/2012), muddadii intaas ka dambaysayna, waxa Somaliland ka hanaqaaday hannaan bangiyo Islaami ah oo dhammaan adeegyada maalgelin ee ay soo bandhigaan yihiin adeegyo Islaami ah “Shariah Compliant”. Ka sokow in ay…

Dagaalka Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iiraan waxa uu socdaa muddo bil ku dhaw, dhammaan ururrada hubaysan ee aan dawliga ahayn ee Iiraan ay taageerto sida; Xisbullaahi, ururrada hubaysan ee ka jira Ciraaq (intooda badan) dagaalka siyaalo kala duwan aye yuga qayb galeen. Laakiin Xuutiyiinta…

Kumaan baraarugsanayn in buugagga aan ka gato maktabadaha iibiya buugagga duugga ah ay yihiin nooca Angala-Saksanku u yaqaannaan “buug warqadeedka”, halka Faransiiskuna u yaqaannaan “buug jeebka”, ilaa aan warbaahinta Maraykanka ka akhriyey in suuqii buug warqadeedku uu gabaabsi yahay, shirkaddii…

Toddobaadyadii u dambeeyey dunidu waxa ay marag ka ahayd kor u kaca xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan , taasi oo ay is barbar socdeen wadahadallo diblomaasiyadeed iyo diyaargaraw Milatari oo muuqda oo Maraykanku ciidan iyo hub tiro badan ku soo dhoobay gobolka…