Skip to main content

Monday 18 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Aragti

Aragti |
Sheekada Cilmiboodhari iyo Hodan waa mid sooyaalka Soomaalida meel muhim ah kaga suntan, waa sheeko suugaan badan laga halabuuray oo cilmibaadhiso lagu sameeyay, waxa jirta cilmibaadhis ku tilmaantay in uu Cilmi ahaa suufi suugaantiisu tasawuf daaran tahay oo ku dhararinaysa Jalaaladiin Ruumi.…

Sannad kasta bisha Febraayo waxa la xusaa dhalashada sahamiyihii reer Marooko ee Ibnu Batuuta. Socdaalkii sahamiyahani, taariikhyahannada, cilmibaadhayaasha iyo turjumaannada Carbeed iyo kuwa dunida kale, kuwii hore iyo kuwa xilligan ba, waxa uu ka helay danayn gaar ah, qiimaha taariikheed,…

Tan iyo Markii Madaxweyne Trump ku baaqay hakinta deeqihii calaamiga ahaa ee Maraykanku bixin jiray, gurxan lagu dhega barjoobayo ayaa ka soo yeedhay caasimadaha Afrika, haddana, si kastoo go'aanka xukuumadda Trump u yahay mid arxan daran, masuuliyaddu waxay saaran tahay madaxda Afrika ee in ka…

Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxaladda jiilkii saddexaad ee dagaalyahannada ajaanibta ah ee jihaad-doonka ah, waxaana metela dagaalyahannada ajaanibta ah ee hadda ku jira Daacishta ka dagaallamaysa Buntilaan. Hawlgalka milatari ee maamulka Buntilaan ku qaaday ururka Daacish ee ka dagaallamaya…

Sida aadamuhu u jecelyahay in uu dadka kale u taliyo waa arrin amakaag leh. Ma fahmo sababtiisa, sida aanan u fahmin sababta uu qof u jecelyahay in uu carruur dhalo ama uu ciyaaro shaxda Settlers of Catan. Xitaa mala’awaallada roomaansiga ah ee ku dhisan is jajuubku iima cuntamaan si shakhsi ah.…

Inta aynnaan guda gelin dulucda mowduuca qormadan oo cinwaankeedu yahay: "Hayaankii Hindisidda Far Soomaalida", waxaa muhiim ah in aan xusno munaasabadda maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, oo loo asteeyay 21-ka Febraayo sannad kasta. Maalintan ayaa adduunka oo dhan looga dabbaaldegaa, maamuusidda…

Waa suuragal in Dhoonald Taraamb, Madaxweyneha Maraykanka ee hadda, aanu cidna u eegeyn, lagana yaabo in ay dad badani is-wayddiin karaan waxa isu keeni kara nin ku soo dhex koray nidaamka taliska, sida Gorbajoof, iyo nin hantiile ah oo suuqa guryaha iyo baayactanka ku soo gaboobay oo goor uu…

“Wakhtigii Dahabiga ahaa ee Maraykanku hadda ayaa uu bilaabmayaa” waa hadalkii uu ku bilaabay Madaxweyne Donald Trump khudbaddii caleemosaarkiisa. Madaxweynaha 45aad iyo 47aad ee Maraykanku, waxa uu ka hadlay “maalinta ugu muhiimsan taariikhda bulshada” iyo “maalintii xornimada”, ka sokow in uu…

Sida la wada ogyahay, sannadkii 1972-kii ayaa rasmi ahaan loo go’aamiyey loona hirgeliyey in farta Laatiinka loo adeegsado dhigaalka af Soomaaliga. Taasoo horseedday guullo wax ku ool ah oo laga sameeyay dhanka dhigaalka iyo kobcinta af Soomaaliga. Hase yeeshee, waagaas iyo wixii ka dambeeyay,…

Ka dib weerarkii 7-kii Aktoobar ay Xammaas fulisay, Benyamin Netanyahu waxa uu ballanqaaday in uu burburin doono iska caabbinta Falasdiin, xasuuq aan hore loo aragna uu ka gaysan doono Marinka Qasa. Waxa uu caddeeyey in aan xuduud la dhawro iyo wax laga sarriigtaa aanay jirayn, ee hab iyo tab kasta…

Subscribe to Category Page