Skip to main content

Thursday 5 December 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin

Aragti

Aragti |
Soomaalilaan ayaa ku w
Soomaalilaan ayaa ku w
Aragti |
Warbixin lagu qoray wargeyska Biritan ee Financial Times ayaa aad loogu faahfaahiyey qaababka sirdoonka Israa’iil u jabsadeen xogta ururka Xisbullaah, oo ururkan ku sababay khasaare weyn oo aanu si fudud uga soo kaban karin.

Ilaa hadda waxa Geeska Afrika ka taagan saamaynta khilaafkii ka dhashay is afgaradkii qabsoomay bishii koowaad ee sannadkank

Maalinta qaranku waxa ay Somaliland uga dhigantahay farxad iyo xasuuso dagaal oo is huwan. 18-ka May, madaxweynaha iyo masuuliyiin kale ayaa daawada dhoollatus waddadada dheer lagu soo bandhigo.

Haweenay da’ dhexaad ah ayaa, maalin, soo gashay goob daawooyinka lagu iibiyo oo aan ku sugnaa. Waxa ay inankii haystay weyddiisatay ‘daawadii kelyaha’. Dalabkeeda oo la-yaab lahaa awgeed, waxa aan u fiirsaday falcelintiisa. Halkee ku bugta?

Waxaa habboon in aannu ka la qaadno qofka aqoonyahanka ah iyo qofka indheergaradka ah. Aqoonyahanku waa qofka la qabsaday in uu wax ku saleeyo waxa la gu shubtay, waana xagjir dabafadhiya qolada ay is ku aragtida yihiin.

Masaajiddada ku yaalla magaalooyinka Soomaalida codbaahiya ku xidhan si weyn ayaa loo adeegsi xumeeyey.  Qaabka aynu u isticmaallo iyo xilliyada aynu adeegsanno labadaba magaalo joog xumo badan ayaa ku jirta.

Maaddaama oo aysan inna ga qarsoonayn dhibaatooyinka ka dhasha dhalmada bilaa ujeeddada ah—ma aha arrin innaga kaafinaya habboonaan la’aanta dhalmada. Intaas arrinku waa uu ka weyn yahay, oo waa qadiyad ka soo horjeedda akhlaaqda dadnimada. 

Madaxweynaha dalka Kiiniya, Wilyam Ruuto, oo doorashadii madaxweynanimo ee ogos 2022 ku guulaystay, ayaa ballanqaaday in uu boqolka maalmood ee u horreeyaba hoos u dhigi doono maciishadda qaaliyawday.

HordhacCuris-maqaaleedkan, waxaa qalinka u qaatay Ustaad Afyare Cilmi iyo mudane Yuusuf Xasan. Majallada New York Times, ayuu August 26 ku soo baxay.

Subscribe to Category Page