Skip to main content

Friday 12 December 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Aragti

Aragti |
Garsoor lagu kalsoonyahay, madmadow ka madhan oo madax bannaan waxa lagu tiriyaa tiirarka gundhigga u ah bulsho kasta oo dimuqraaddi ah, sidoo kalena waa gundhigga dhismaha dawladnimo hawlkar ah. Kolka maxkamaduhu tixgeliyaan sarraynta qaanuunka, waxa ay ilaaliyaan xuquuqda qofka, waxa ay…

Goobollada la isku yidhaa Afrikada Saaxil waxa ay foodda la galayaan marxalad cusub oo fawdo ah. Ka soo bilaw Nayjeeriya oo ay sii kordhayaan falalka rabashadaha ee la la beegsanayo masixiiyiinta dalkaas ilaa laga soo gaadhayo Maali oo ay muddo toddobaadyo ah kooxo hubaysani ay isku hareereeyeen…

“Xarafku isaga ayaanba iska warrami karin, sidee aniga wax iiga werin karaa?” —Mustafe Maxamuud, (Jidhka iyo Ruuxda)…

Hordhac Miisaaniyadda Somaliland sida uu dhigayo xeerka Maamulidda Maaliyadda Dawladda ee Xr Lr.75/2016 waxa ay diyaarinteedu bilaabantaa 15-ka bisha Abriil. Diyaarinta miisaaniyadda waxa laga soo dheegaa Higsiga Qorshaha Horumarinta Qaran ee 2030. Jaranjarooyinka ay marto miisaaniyaddu waxa ka mid…

Waxa laga joogaa afar sannadood iyo dheeri kolkii ay kooxda Daalibaan xukunka ka tuureen Jamhuuriyaddii Islaamiga ee Afgaanistaan (2004-2021) ee ay taageerayeen Maraykanka iyo xulafada NATO oo soo afmeeray duullaankii soo bilaabmay 2001. Dagaallo badan oo soo bilaabmay ilaa Maaj sannadkii 2021, ugu…

Sannad walba 7 Noofembar waxa ay ku astaysantahay maalinta caalamiga ah ee uu dhacay Kacaankii Oktoobar 1917 ee Bolshefiku ay xukunka ka tuureen boqortooyadii Tasaariga ee Ruushka, lana aasaasay dawladdii ‘Midowgii Jamhuuriyadaha Hantiwaadagga ee Soofiyeeti – Union of Soviet Socialist Republic…

Labaatankii bilood ee dhammaaday, xilli Bariga Dhexe dhex dabbaalanayey mawjado dagaallo ba’an, dhinaca koonfureed ee Badda Cas isna waxa uu isku rogay bar walaac caalami ahi kasoo fool leeyahay. Bilawgii 2025, Maraykanku waxa balaayiin doollar ku bixiyey hawlgal milatari oo uu ku qaaday…

Suudaan, dagaalkii ka qarxay 15-kii Abriil 2023-kii waxa uu galay sannadkiisii labaad waxaanu weli ka socdaa jihooyin kala duwan. Sidaas oo ay tahay, isbeddelka ugu weyn ee ku saabsan dagaalkani ma aha dhinaca dagaalka laftiisa ee waa isbahaysiga ay galeen Xarakada Dadweynaha /waqooyi ee uu…

Aragtida Sigmond Foroyd ee halmaanka (Freudian slip) waa mid soojiidasho leh. Halmaanku, sida uu ku macneeyay Foroyd, waa xaqiiqada dareenka gudeed iyo waxa uu dhab ahaan ku saabsan yahay ujeedka erayada ee qofku, arrintaas oo burinaysa odhaahdii Soomaalida ee ahayd ‘halmaan hadal kuma jiro’.…

Mararka qaar ka fursan mayso in qofku is wayddiiyo: suurogal ma tahay in dhaleecaynaha qabow ee laga soo saaro gaboodfallada Dagloo se aan wax raad ah ku lahayn dagaalka, ay ka dambayso ka helid reer Galbeedka, siiba Maraykanku, ay ka heleen Jeneraalka Suudaaniga ah ee fallaagoobay, Maxamed Xamdaan…

Subscribe to Category Page