Skip to main content

Sunday 8 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Muxuu Aqoonsiga Israa’iil uga dhigan yahay Somaliland? Fursadaha iyo Isbeddellada goboleed

6 February, 2026
Share

Barnaamijkan oo ay soo qabanqaabisay Madasha Geeska waxa ay Dr Xasan Suudi iyo Danjire Aadan Muuse Jibriil ku falanqeeyeen aqoonsiga iyo xidhiidhka diblumaasiyadeed ee dhex maray dawladaha Israa'iil iyo Somaliland, halka uu kaga jiro istaraatiijiyadda aqoonsi-raadinta ee Somaliland, fursadaha siyaasadeed, kuwa dhaqaale iyo farsamooyinka tignoolajiyadeed ee ay Somaliland ka heli karto, iyo weliba dhinacyada iskaashiyada amni ee ku aaddan loollanka gobolka iyo marinka Badda Cas.