Skip to main content

Saturday 13 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Maltimiidhiya

Wareysigan waxa uu Cabdifataax Barawaani, oo ah qoraa iyo falanqeeye arrimaha siyaasadda iyo fikirku, ku lafagurayaa dawlad-dhiska, noocyadeeda iyo dabeecadaha dhaqan iyo jiraal ee qofka Soomaaliga ah.

In ka badan afartan sannadood oo uu si firfircoon ugu jiray siyaasadda Kiiniya, waa ay koobnaayeen guulaha shakhsiga ah ee uu ka gaadhay hoggaamin loo doortay.

Geesku waxa uu soo qabanqaabiyay barnaamij cinwaankiisu ahaa: Baraha Bulshada iyo Casrigan Dhijitaalka ah: Xirfad mise Caannimo?

Geesku waxa uu soo qabanqaabiyay barnaamij cinwaankiisu ahaa: Milicsiga Somaliland: Siyaasadda, Qabiilka, Dhaqaalaha iyo Kaalinta Dawladda.

Geesku waxa uu soo qabanqaabiyay muxaadiro cinwaankeedu ahaa: Gabowga & Hab-nololeedka – muxuu jidhkeennu degdeg ugu gaboobaa? Maxaan se ka qaban karnaa? 

Geesku waxa uu soo qabanqaabiyay dood furan oo cinwaankeedu ahaa: Siyaasadda Maraykanka ee Geeska Afrika: Somaliland iyo Istiraatiijiyadda Cusub.

Geesku waxa uu soo qabanqaabiyay barnaamij cinwaankiisu ahaa: Maxay Siyaasiyiinta Haldoorka ah Qaarkood Dib ugu Curiyaan Siyaasadda ku Dhisan Qabiilka?

Dhawaan waxa aannu qabannay kulankii ugu horreeyay ee taxanaha cusub "La Sheekaysiga Qurbajoogta " oo ah madal aan ku casuunno qorayaasha iyo sheeko-curiyaasha qurbajoogta, si ay uga xog warramaan wax soo saarkooda, waayo-aragnimadooda, aragtidooda iyo safarkooda.

Xalqaddeena 1-aad ee geeska podcast waxa aanu wada sheekaysi qoto dheer la yeelannay Barofesoor Axmed Ismaaciil Samatar oo ah aqoonyahan ku xeeldheer lafa-gurka iyo diraasaynta arrimaha Soomaalida.

Barnaamijkan Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) waxa uu kaga hadlay suugaantiisa ku saabsan kaalinta siyaasadda fashilka ahi ku leedahay rejada iyo mustaqbalka dhallinyarada.