Skip to main content

Friday 9 October 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Maltimiidhiya

Sawirro
Qayb ka mid ah sawirrada hadal-jeedinta: “Siyaasadda Dibedda ee Somaliland iyo Xidhiidhka Diblumaasiyadeed: Isbarbardhig Abbaareed (1991 - 2024).”

Sawirro ka mid ah muxaadiro uu jeediyay Mubaarig Cabdi Ismaaciil, lagagana hadlay caqabadaha iyo khataraha cusub ee amniga badaha, iyo jawaabaha caalamiga ah ee lagaga falceliyo.

Sawirro ka mid ah hadaljeedinta “Nuxurka Dawladda Casriga ah: Gobonimada, Awoodda iyo Nolosha Dadweyne”, oo uu jeediyay Barafasoor Cabdi Cali Jaamac.

Sawirro laga soo xulay barnaamijka “Taaraabbuun La-ciyaarka iyo Siyaasadda: Hoggaaminta Xilkasnimada leh iyo Hufnaanta Maamul ee Xilligan Dhijitaalka ah”, oo uu marti ku ahaa Dr. Cabdiweli Cabdilahi Suufi.

Qaar ka mid ah sawirrada barnaamijka “Qaabaynta Haybta ee Dunida Casriga ah”, oo uu marti ku ahaa Maxamed Muuse Cali (Al-Macarri).

Hadal-jeedintan waxa lagu falanqaynayaa hannaanka dhaqaale ee Somaliland, sida uu suuqa xorta ahi u shaqeeyo, macaashka xad-dhaafka ah ee ka dhasha marka aanu jirin nidaam dawli ahi, iyo kaalinta ay dawladdu

Wada-sheekaysigan cilmiyeed waxaannu ku martigelinnay Prof. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, waxaana daadihinayey Khadar Maxamed Muxumed.

Sawirrada hadaljeedinta “Aragtiyaha Amniga, Isbeddellada Cusub iyo Somaliland”, oo uu jeediyay Eng. Cabdifataax Ibraahim Sheekh.

Sawirrada hadaljeedinta “Gumeysi-tirka Daraasaatka Soomaalida”, oo uu jeediyay Muxumed M. Muxumed.