Skip to main content

Wednesday 12 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Milicsiga Somaliland: Siyaasadda, Qabiilka, Dhaqaalaha iyo Kaalinta Dawladda

30 October, 2025
Share

Geesku waxa uu soo qabanqaabiyay barnaamij cinwaankiisu ahaa: Milicsiga Somaliland: Siyaasadda, Qabiilka, Dhaqaalaha iyo Kaalinta Dawladda. Barnaamijka waxaa lagu lafa-guray sida ay isku dhexgalaan siyaasadda xisbiyada, dhaqanka qabiilka, xuurtaysiga suuqa dhaqaalaha, kaalinta dawladda iyo si guud waxa ay dhamaan arrimahani uga dhigan yihiin jihada mustaqbal ee dalka. Waxaa barnaamijka marti ku ahaa aqoonyahan Cali Maxamed X. Ibraahim Cigaal.