Muddo-xileedkiisii hore, Donald Trump waxa uu oggolaaday tiro duqaymo cirka ah oo ka badan isu gaynta intii la fuliyey muddo-xileedyada madaxweynayaashii ka horreeyey. Toban maalmood oo ka mid ah muddo-xileedkiisan labaad, waxa uu amray in duqaymo kale la fuliyo. Geesku waxa uu la hadlay weriye…

Najma Raage iyo Halgan Daahir waa laba gabdhood oo himilo sare leh. Waa gabdho ka gadoodsan caqabadaha ku gudban haweenka Soomaalida. Waa laba gabdhood oo dhiirran oo diyaar u ah in ay dumiyaan darbigaas, oo ay u halgamaan in gabdhaha Soomaaliyeed noqdaan kuwo leh dhamaan xuquuqda iyo karaamada…

Sucaad waraysigan ay Geeska siisay waxa ay ku soo gudbinaysaa isbeddelada ku yimi shaqooyinka arrimaha gargaarka, musuqmaasuqa baahsan ee ka dhex jira iyo hab fekerka dadka hadda ku biira shaqooyinka gargaarka. …

Hordhac
Wareysigan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu kaga warramay halka uu marayo dagaalka ay dawladdu kula jirto al-shabaab. Sidoo kale waxa uu ka warramay halka uu ka taagan yahay gooni-isu-taagga Soomaalilaan. Dhanka kale madaxweynuhu waxa uu carrabka ku dhuftay guulaha ay ka gaadheen…

Soomaaliya sidii ay uga duntay dawladdii dhexe, waxa gebi ahaanba meesha ka baxay hay'adihii dawladeed, waxa dhulku uu la go'ay nidaamkii maamul, waxa dhalanrog gun iyo baar ahi ku yimi maanhaggii dawladnimada laga haystay. Jamhuuriyaddii saddexaad ee Carta lagu soo dhidbay, waxa ay in muddo ah la…