Tom Gardner oo Economist uga soo warrama Afrika ayaa Geesku kala sheekaystay siyaasadda Itoobbiya iyo buuggiisa cusub ee ku saabsan “Mashruuca Abiy Axmed”.

Waraysi laga qaaday Leyla Abul Calaa’ oo ku saabsan noofalkeedii u danbeeyay (River Spirit) oo ay dib ugu eegayso go’doomintii Khartuum ee 1884-tii, ayna ugu kuurgalayso yagleelidda taariikhayn ka geddisan ta gumeystaha

“Waxa la inagu soo ababiyay in aynu ka feejignaano wax kastoo sooyaalkeenna ka baxsan,” ayay Nadiifa Maxamed oo ah qoraa Biritish-Soomaali ahi ku tidhi waraysi ay Geeska siisay..

Dr. Matthew Gordon ayaa Geeska uga warramay isbeddellada ku dhacay Somaliland tan iyo intii ay "Jamhuuriyadda" ku dhawaaqday iyo halisaha talada soo ururaysaa ku leedahay nabaddii geyiga oo dhan.

Hoggaamiyayaasha Geeska Afriki waxa ay aad u hadal hayaan faa’idooyinka badan ee ay leedahay in ay bulshooyinkooda u dhisaan dekado, taas oo saldhig u ah mashaariicaha ay ku hormarinayaan degaannadooda.