Saturday 18 April 2026
Kulan aqooneed ay madasha Geesku soo agaasintay oo lagu gorfeynayay halbeegaynta af Soomaaliga, taas oo uu marti ku ahaa Mustafe Fayruus oo ah cilmibaadhe, bare jaamacadeed iyo buuni ku xeeldheer cilmi-afeedka iyo af Soomaaliga iyo suugaantiisa.
Ku soo biir warsidahayaga si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyay