Friday 9 October 2026
Sawirrada hadaljeedinta “Gumeysi-tirka Daraasaatka Soomaalida”, oo uu jeediyay Muxumed M. Muxumed. Hadaljeedintu waxa ay ku saabsanayd waraaqdiisa aqooneed ee “Rethinking Somali Studies: Towards a Somali-centric Epistemology”, waxaanu kaga hadlay baahida loo qabo in dib loo eego sida aqoonta Soomaalida loo soo saaro, loo qoro, loona fasiro.