Skip to main content

Friday 17 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Gobonimo lala Soo Noqday: Xaaladda Sharci ee Dib-u-aqoonsiga Somaliland

4 March, 2026
Share
Hadaljeedintan waxa uu Dr. Naasir Maxamed Cali kaga hadlay wejiyada sharci iyo taariikheed ee madaxbannaanida Somaliland iyo dib u aqoonsigeeda. Hadaljeedinta ayaa ku saabsanayd waraaq aqooneed oo uu Diktoorku hore u qoray waxanu ku falanqeeyay sooyaalka dawladnimo, sugnaanta sharci iyo dib u aqoonsiga Somaliland.