Skip to main content

Sunday 18 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dabeecadda Qofka Soomaaliga ah iyo Dawlad-Dhiska

10 January, 2026
Share
Wareysigan waxa uu Cabdifataax Barawaani, oo ah qoraa iyo falanqeeye arrimaha siyaasadda iyo fikirku, ku lafagurayaa dawlad-dhiska, noocyadeeda iyo dabeecadaha dhaqan iyo jiraal ee qofka Soomaaliga ah. Waxa uu ka jawaabayaa weyddiimo gundhig u ah fikirka bulshada iyo dawladnimada oo ku saabsan hanaqaad la'aanta dawladnimada Soomaalida.