Skip to main content

Monday 18 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Wacaal

Wacaal |
Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles Nicholas King, ayaa sheegay in hawl-maalmeedka safaaradda UK ee Muqdisho uu ku geedaamanyahay jawi amni oo aad u adag, kaas oo shaqaalaha diblomaasiyadeed ku qasba feejignaan joogto ah, ilaalin culus iyo dhaqdhaqaaq si dhow loo…

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa digniin adag u diray Danjiraha Turkiga ee Muqdisho, Alper Aktaş, iyagoo Ankara ugu baaqay inay ka fogaato faragelin siyaasadeed oo ay ku tilmaameen mid soo noqnoqotay, isla markaana ay sheegeen inay u muuqato taageero dhinac keliya ah oo loo fidinayo…

Imaaraadka Carabta ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka baxayo xubinimada Ururka Dalalka Dhoofiya Batroolka ee OPEC, laga bilaabo bisha May ee soo socota, sidoo kalena uu ka baxayo OPEC+ oo ay ku jiraan xubno kale oo ka baxsan ururka, kuwaas oo ay ugu horreeyo Ruushku. Wakaaladda Wararka Imaaraadka ee…

Kooxo budhcad-badeed looga shakisan yahay ayaa afduubtay markab xamuul ah oo marayey meel u dhow xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan agagaarka degmada Garacad ee gobolka Puntland, sida ay sheegeen hay’ado ka shaqeeya amniga badda iyo warbaahin caalami ah. Markabka la afduubtay, oo lagu magacaabo Sward,…

Golaha Guurtida Somaliland ayaa mar kale ansixiyey muddo-kordhin 27 bilood ah oo loo sameeyey Golaha Wakiillada iyo goleyaasha deegaanka, taas oo dib u dhigtay doorashooyinkii qorshaysnaa in la qabto dhammaadka bisha May 2026. Go’aankan ayaa yimid xilli maalmihii u dambeeyey si weyn loo hadal hayey…

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Israa’iil ayaa safiir u soo magacaabay Hargeysa. Tallaabo uu qaaday Wasiir Saacir, Wasiirka Arrimaha Dibedda, oo uu ku kala beddelay xilal diblumaasiyadeed, ayuu ku magacaabay Michael Lotem inuu noqdo danjirihii u horreeyay ee ay Israa’iil u dirsato…

Ka dib markii uu Madaxweyne Trump sheegay in uu xidhayo marinka Hurmus oo aanu oggolaan doonin maraakiibta u socota dekedaha Iiraan, taliska dhexe ee ciidanka Maraykanka ayaa sheegay in ay fulinayaan oo ay maanta oo Isniin ah bilaabeen in ay xannibaan dhammaan gaadiidka badda ee u socda ama ka…

​Madaxweynaha Eriteriya, Isiyaas Afwerki, ayaa kulan heer sare ah kula qaatay Asmara Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabbilsan Geeska Afrika mudane Huu Jaangjun. Kulankan ayaa lagu muujiyay xidhiidh istiraatiijiyadeed oo u dhexeeya labada dal oo la sheegay in ay ka mideysan yihiin aragtiyaha ku…

Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa si adag u naqdiyay Midowga Afrika, isaga oo shaki geliyey kartida ee in uu si waxtar leh uga jawaabo caqabadaha sii kordhaya ee wajahaya qaaradda Afrika. Isaga oo ka hadlayay Shirka Iskaashiga ee Mashariki, waxa uu Ruto walaac ka muujiyey ‘hoggaan-xumo’…

Wada-hadal aad u adag oo Maraykanka iyo Iiraan ku dhex maray Islaamabaad ayaa xalay soo dhammaaday, iyada oo aan waxba la isku afgaran. Wada-xaajoodkan oo ahaa mid adag, dhacayay xilli aad u kakan haddana heer sarreeyay ayaa ay u kala dabqaadaysay Baakistaan oo ku guuleysatay in ay labada dhinac…

Subscribe to Category Page