Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Dhaqan |
28-kii May waxa la shaaciyey geerida qoraagii reer Kiiniya ee Ngugi wa Thiango, oo lagu ladho hormuudka suugaanta Afrika, muddo dheerna u sharraxnaa helidda abaalmarinta Noobal-ka, walow aanu helin. Waa nolol dhereran 87 sanno ah oo kusoo idlaatay dhaxal feker iyo suugaaneed oo aad u xeeldheer,…

Maalinba cid qarsoon baa dab qabadsiisa boqollaal ka mida Maktabadaha Afrika, waxaana ku besbeela buuggag holaca dabkaasi leefo iyaga oo dadku daawanayaan oo aan ugu wicin dabdemis. Cidi dan kama gasho, kuwa daawanayaana waxa ay iftiinka holacaas uga faa’idaystaan sheekooyinkooda, oo ay ka…

Mufakirkii ka soo jeeday jasiiradda Martinique ee Faransiisku haystay, Faraanz Faanon, waxa uu laba jeer magaalada Rooma kula kulmay mid ka mid ah falsafadyahannadii ugu caansanaa qarnigii 20aad, waa falsafadyahankii reer Faransiis ee Jaan Bool Saarter. Faanon waxa uu ka mid ahaa mufakiriintii…

Khartuum marbay ahayd magaalo ku caan ah fanka, caabbiga, iyo makhaayadaha saaran jiinka webiga, balse, maanta waa mid ay colaaddu uur dooxday. Riim Cabbaas oo ku barakacday dagaalladan ayaa dib u milicsanaysa khasaarahaas, tirtiridda dhacday iyo baahida degdega ah ee loo qabo in haybta magaalada…

Af Soomaaligu, waa luuqad u kiggan sida nolosheennu u adag tahay. Waa af reer guuraa la hirdamayay hellida biyo iyo baad ku filan, waxay dabacsaniddu ka dhigantahay nugayl aan loo baahnayn iyo nusqaan qofka wax u dhinta. Sidaas daraadeed, suugaanta kaynta waxa seeskeedu yahay qalafsani, dirrir,…

Awaala sheeggu waxa uu ka mid yahay culuumta dhaqan ee guunka ah, waa waayo-aragnimo aan cilmi ku dhisnayn, oo bulshooyinku adeegsan jireen intaan cilmi-nafsiga iyo culuumta la xidhiidhaa hanaqaadin. Waa waayo -aragnimo la dhugto muuqaalka qofka oo laga soo dhiraandhiriyo shaqsiyaddiisa, xanuunnada…

Wil-wille waa ciyaar dhaqameed Soomaaliyeed oo fac weyn, salkana ku haysa dhaqanka cuddud-layliga dagaalyahannada Soomaaliyeed, iyada oo laga soo dheegtay xeeladaha iyo hannaanka dagaalka. Asal ahaanna waxaa la dheeli jiray xilliyada lagu jiro guubaabada dagaalka iyo munaasabadaha lagu xuso guulaha…

Inta badan waalidka kala taga ee qoysku ka burburo, waxa ku yimaadda, dhibaatooyin badan, oo saameeya nolasha waalidka iyo ta ubadkaba. Waxa ubadka iyo waalidkaba ku reebma doogo nafsaddeed oo ay la noolaadaan, una gudbi karta jiilasha danbe ee ka tafiirmi doona. Sheekadan waxay si qotadheer u…

Bulsho waliba waxay leedahay hab nololeed, dhaqan iyo hidde ay ku abtirsato oo ay la goonni tahay. Ciyaaruhuna waa agab maaweelo, waa kuwo ay bulsho waliba ka soo dheegatay falsafadda iyo qiyamka ay rumaysan tahay ee salka u ah nolosheeda. Sidaa si la mid ah, Soomaalidu waxay leedahay ciyaar…

Makhaayada bunka ee adeer Ibraahim Maxamed Cali waa xarun Soomaalida Johaanisbeeg ku bulsheeyaan oo ku sheekaystaan. Sidoo kale waxay tusaale u tahay sida qurbajoogta Afrikaanka ah ee qaaradda ku nooli lacag ugu diraan dalalkay ka yimaadeen.…

Subscribe to Category Page