Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Dhaqan |
Qof kasta oo jecel xirfadda qoraalku, waxaa uu ku taamaa in uu daleeyo qoraal toolmoon oo tayo leh ama uu noqdo qoraa wanaagsan oo qalinkiisa la jecel yahay, sidaas oo ay tahay haddana; waxaa la ogsoon yahay in aan qof waliba hibo u lahayn xirfadda qoraalka. Waxa kale oo la ogsoon yahay in xirfadda…

Jeeymis Maatiyus waxa uu ahaa Gabyaa u dhashay Koonfur Afrika waxaanu dhintay 7-dii Sebtember sannadkii 2024, isaga oo jira 95 sanno. Dhawaan ayaa loo qabtay munaasibad lagu weynaynayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay dhimashadiisa. Iyada oo lagu maamuusayo doorkiisii bulsho, maaddaama…

Meertada noloshu waa gelinba cayn. Nolosha waxa nolol ka dhigaana waa in aysan dheellitirnayn ee ay kala dhiman tahay, had iyo jeer. Sidaa darteed, qofku waxa uu dhashaa qoyskooda oo hodan ah, ama madhnaanta hayn la'aanta oo firaaq kasta oo jiray buuxisay. Hase ahaatee, labadaa midna ma waaro.…

"Sababta oo ah hadda waa maalmo aarsi, si loo hirgaliyo wax kaste oo qoran" Luke - 22 Dhawaan waxa dood weyn dhaliyey hadalka garsooraha reer Yugaandha, ahna Ku Xigeenka Guddoomiyaha Maxkamadda Caddaaladda Adduunka, Julia Sebutinde, oo shaacisay in ay raacsan tahay afkaarta Sahyuuniyadda…

Ummadda Soomaaliyeed waxay ka mid tahay dadyowga leh dal ay ku abtirsadaan iyo dhaqan aad u da' weyn. Suuragal ma aha maqaal yar oo koobnaantiisa leh in looga wada hadlo guud ahaan dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta la moodo maro la dhigay meel ciid ah oo aboor meel soo jeedda ka dhawray, balse waxaan…

Bilowgii sannadkii 2006-dii, waxa magaalada Jabuuti ku geeriyooday shaqsi qiimo balaadhan ugu fadhiyay hal-abuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida. Waxaa god aakhiro u galbaday Ibraahim Sheekh Saleebaan oo ku magac dheeraa “Ibraahim-Gadhle”. Waxa uu ahaa hal-abuure safka hore kaga jiray suugaanleyda…

Maqaalkan waxaa lagu faaqidayaa riwaayad Siddeetannadii ka soo baxday Jabuuti laguna magacaabay "Qaran iyo Qabiil". Maqaalka xooggiisa waxaa laga soo qardaystay buugga magaciisu yahay Fan-Masraxeedka Soomaalida: Raad-raac Taariikheed iyo Faaqidaad Riwaayado Caan-baxay ee uu hore u qoray allifaha…

Hordhac Kolka laga warramayo dhacdooyinka muusig ee taariikhiga ah, iyo kolka laga warramayo fanka codka u noqda looma'ooyaanka waa in la xusaa oo laga warramaa orkaastarada "Black requiem" ee lama'illaawaanka ah. Shaqadan muusig iyo dhacdadan waxaa agaasinkeeda lahaa Quincy Jones; muusigyahan iyo…

Qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira. Waxa ay, se, u daran tahay marka qof haya awood siyaasadeed ama mansab bulsho uu ku dhaco xanuunka awoodbararku. Awoodbararku waa marka qofka xil sare loo dhiibay uu xadhkaha goosto – xeerka, xigmadda iyo xishoodkaba ka tago. Qofka binii-aadamka ah, marka…

Tobankii Oktoobar, 2021-kii magaalada Landhan waxa ku geeriyooday Maxamed Daahir Afrax, oo ahaa foolaadka suugaanta iyo afka Soomaaliga. Sannadkii 1952-kii ayuu ku dhashay Jarriban, gobolka Mudug, noloshii baadiye ee uu ku barbaarayna waxa u xigay heerarkii waxbarasho ee kala duwanaa. Ka dib markii…

Subscribe to Category Page