Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Dhaqan |
Waxa maalintii Salaasada, 31-ka Maaris ee sannadkan 2026, ku geeriyooday Maraykanka aqoonyahankii iyo qoraagii Soomaaliyeed, Cali Jimcaale Axmed, oo hadda jiray 71 sannaood, waxana ay aqoonta Geeska Afrika sidaas ku wayday mid ka mid ah codadkii aqooneed ee ugu jaad-goonisaa uguna dhisnaa. Waxa uu…

Guushii qoraaga reer Kuuriyada Koonfureed Han Kang ee Noobasha Suugaanta sannadkii 2024 waxay noqotay tusaalihii ugu dambeeyay ee muujinaya sida dhaqanka dalkaasi u noqday awood caalami ah. Guushan ma aha dhacdo kedis ah; waa mid ka dhalatay siyaasad dhaqan oo muddo dheer si qorshaysan loo dhisay.…

Hidde waa wax soo jireen ah oo ummadi ay ka dhaxasho abka ay ka soo jeedo. Waa caadooyin, iyo farsamooyin nololeed oo bulsho hab soo jireen ah u dhaxasho, ciyaaruhuna waa hidde aynu soo jireen u leenahay, taas oo xambaarsan qiyam aynu rumaysanayn. Dhaqanku waa astaanjirrida iyo aragtiyaha ka dhasha…

Ka hor intaan sheekooyinka lagu daabicin buugagga ama aan lagu soo bandhigin shaashadaha, waxa la isugu tebin jiray ardaaga ama geedka hoostiisa, iyadoo erey kasta iyo xanshaashaq kastaaba siteen cashar iyo xikmad, iyo habdhac keliya uu fahmi karo qofka goobjoogaha ahi. Geeska Afrika, si la mid ah…

Hordhaca Turjumaanka Dad badani waxa ay sannadkan xusayeen sannadguuradii boqol iyo afar iyo afartanaad ee ka soo wareegtay dhalashadii Farjiiniya Woolf (1882-1941). Markii aan akhriyay qormadan kooban ee Elif Shafak kaga qaybqaadatay xuskaas, waxa aan fadhiyay kob maqaaxi iyo maktabad isugu jirta,…

Sooyaalku waa qodobka iftiimin kara, laguna fahmi karo isbeddellada hadda Itoobiya ka socda iyo hankeeda mustaqbalka. Sidoo kale waa waxa lagu fahmi karo siyaasadaheeda gudeed iyo kuweeda gobolka. Caddaynta ugu mudani waa qaabka uu Raysalwasaare Abiy Axmed, kolkii uu xadhiga ka jarayey Dhaamka…

Murti Soomaalidu leedahay ayaa tidhaahda, kaftanku waa run la qaboojiyey, maxaa yeelay, haddii si qayaxan loo sheegi lahaa runta, waxa ka dhalan lahaa cadaawad. Si taa la mid ah, marka aynnu Sooraan ka hadlaynno, waxa aynnu odhan karnaa riwaayadihiisu waxa ay ahaayeen run la qaboojiyey oo maad loo…

Haddii aad go'aan dhaba Ku dhaqaaq is leedahay Dhexda lama istaagee Dhab baa loo abbaaraa Ama waa la dhaafaa. ~Tixdii Jaarles: Don't try. Tixayn: Guryasame Cabdi. Hordhac iyo Sooyaal Heinrich Karl Bukowski, kuna caan baxay Charles Bukowski, wuxuu ahaa noofaliiste, gabyaa iyo faaqide suugaaneed.…

Dhaqanku waa muraayadda laga garto farshaxanka, ilbaxnnimada iyo waaya’aragnnimada ay bulsho gaar ahi leedahay. Waa halbeegga sargooya qotada aqooneed ee bulshadu gaarka u leedahay kuna dhaadato. Sidaas si la mid ah, dhaqanku waa midhaha ka yimaadda dedaalka ay sameeyaan bulsho wada taallaa si ay…

Tan iyo markii af Soomaaliga loo sameeyay summado xambaara codadka kala duwan ee uu ka kooban yahay si qoraal loogu rogo, 1972-dii, waxa sii kordhaayay horumarintiisa, midayntiisa iyo dabagalka xeerarka lagu dhaqaayo summadahaas metelka u ah codkii qofka Soomaaliga ah. Inkasta oo wax waliba bilaw…

Subscribe to Category Page