Skip to main content

Friday 12 December 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Dhaqan |
Maqaalkan waxaa lagu faaqidayaa riwaayad Siddeetannadii ka soo baxday Jabuuti laguna magacaabay "Qaran iyo Qabiil". Maqaalka xooggiisa waxaa laga soo qardaystay buugga magaciisu yahay Fan-Masraxeedka Soomaalida: Raad-raac Taariikheed iyo Faaqidaad Riwaayado Caan-baxay ee uu hore u qoray allifaha…

Hordhac Kolka laga warramayo dhacdooyinka muusig ee taariikhiga ah, iyo kolka laga warramayo fanka codka u noqda looma'ooyaanka waa in la xusaa oo laga warramaa orkaastarada "Black requiem" ee lama'illaawaanka ah. Shaqadan muusig iyo dhacdadan waxaa agaasinkeeda lahaa Quincy Jones; muusigyahan iyo…

Qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira. Waxa ay, se, u daran tahay marka qof haya awood siyaasadeed ama mansab bulsho uu ku dhaco xanuunka awoodbararku. Awoodbararku waa marka qofka xil sare loo dhiibay uu xadhkaha goosto – xeerka, xigmadda iyo xishoodkaba ka tago. Qofka binii-aadamka ah, marka…

Tobankii Oktoobar, 2021-kii magaalada Landhan waxa ku geeriyooday Maxamed Daahir Afrax, oo ahaa foolaadka suugaanta iyo afka Soomaaliga. Sannadkii 1952-kii ayuu ku dhashay Jarriban, gobolka Mudug, noloshii baadiye ee uu ku barbaarayna waxa u xigay heerarkii waxbarasho ee kala duwanaa. Ka dib markii…

Joon-Bool Saartar (Jean-Paul Sartre 1905 – 1980) waxa uu ahaa faylasuuf Faransiis ah oo ku caan baxay falsafadda jiraalleyda (existentialism). Sida oo kale, waxa uu ahaa suugaan gorfeeye iyo u dhaqdhaqaaqe siyaasadeed. Waxa uu noolaa xilligii Hitler ee uu nidaamkii Naatsigu qabsaday Baariis,…

Dadka u taariikheeya suugaantu, waxa ay suugaanta Afrika u qaybiyaan jiilal kala duwan oo kala habqoraal ah, qaddiyadaha ay xoogga saaraanna kala geddisan yihiin. Jiilka koowaad, oo inta badan lagu magacaabo “aasaasayaasha”, waxa ku jira qoraayo ay ka mid yihiin Chinua Achebe (1930 – 2013) iyo Kofi…

Waa maalin roobaad oo ka mid ah sannadkii 2013-kii, Warsan Shire oo ku sugan Landhan, waxa ay rikoodhka codka duuba hor haysaa adeerkeed oo ka sheekaynaya xilligii dhallinyarannimadiisa ee Soomaaliya, noloshii qaxoontiga iyo la qabatinka qaadka. Warsan oo saddex iyo soddon jir ah, waxa ay adeerkeed…

Marka la joogo suugaanta caalamiga ah, kaalinta dameerku waa ay ka sarraysaa sawirka soojireenka ah ee dhaqan-bulsheedku ku nabay ee ah; in summad looga dhigo dhoohanaanta iyo nacasnimada, oo waxa uu yeeshaa kaalin ka weyn taas. Laga soo bilaabo casriyo hore ilaa wakhtigan taagan, suugaantu waxa ay…

Sahanku waa aqoon fac-weyn, dhaxal soo jireen ah oo sal iyo laf-dhabar u ah dhaqanka Soomaalida, gaar ahaan nolosha xoolo-dhaqatada iyo reer guuraaga. Waa il-wareed muhiim ah oo lagu go’aamiyo jihada nololeed ee reer miyiga ; geeddi iyo nagaadi labadaba. Waana kan lagu ogaado dhulka meesha…

Xuseen Maxamed Aadan "Tansaaniya" waxa uu dabshidkii 1943 ku dhashay magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya, halkaas oo uu tacliinta asaasiga ah ka bilaabay. Waxa uu shahaadada koowaad ka qaatay jaamacadda Princeton ee dalka Maraykanka isaga oo diyaariyey maaddada Xidhiidhka Caalamiga…

Subscribe to Category Page