Murti Soomaalidu leedahay ayaa tidhaahda, kaftanku waa run la qaboojiyey, maxaa yeelay, haddii si qayaxan loo sheegi lahaa runta, waxa ka dhalan lahaa cadaawad. Si taa la mid ah, marka aynnu Sooraan ka hadlaynno, waxa aynnu odhan karnaa riwaayadihiisu waxa ay ahaayeen run la qaboojiyey oo maad loo…

Haddii aad go'aan dhaba
Ku dhaqaaq is leedahay
Dhexda lama istaagee
Dhab baa loo abbaaraa
Ama waa la dhaafaa.
~Tixdii Jaarles: Don't try.
Tixayn: Guryasame Cabdi.
Hordhac iyo Sooyaal
Heinrich Karl Bukowski, kuna caan baxay Charles Bukowski, wuxuu ahaa noofaliiste, gabyaa iyo faaqide suugaaneed.…

Dhaqanku waa muraayadda laga garto farshaxanka, ilbaxnnimada iyo waaya’aragnnimada ay bulsho gaar ahi leedahay. Waa halbeegga sargooya qotada aqooneed ee bulshadu gaarka u leedahay kuna dhaadato. Sidaas si la mid ah, dhaqanku waa midhaha ka yimaadda dedaalka ay sameeyaan bulsho wada taallaa si ay…

Tan iyo markii af Soomaaliga loo sameeyay summado xambaara codadka kala duwan ee uu ka kooban yahay si qoraal loogu rogo, 1972-dii, waxa sii kordhaayay horumarintiisa, midayntiisa iyo dabagalka xeerarka lagu dhaqaayo summadahaas metelka u ah codkii qofka Soomaaliga ah. Inkasta oo wax waliba bilaw…

Qof kasta oo jecel xirfadda qoraalku, waxaa uu ku taamaa in uu daleeyo qoraal toolmoon oo tayo leh ama uu noqdo qoraa wanaagsan oo qalinkiisa la jecel yahay, sidaas oo ay tahay haddana; waxaa la ogsoon yahay in aan qof waliba hibo u lahayn xirfadda qoraalka. Waxa kale oo la ogsoon yahay in xirfadda…

"Sababta oo ah hadda waa maalmo aarsi, si loo hirgaliyo wax kaste oo qoran" Luke - 22
Dhawaan waxa dood weyn dhaliyey hadalka garsooraha reer Yugaandha, ahna Ku Xigeenka Guddoomiyaha Maxkamadda Caddaaladda Adduunka, Julia Sebutinde, oo shaacisay in ay raacsan tahay afkaarta Sahyuuniyadda…

Ummadda Soomaaliyeed waxay ka mid tahay dadyowga leh dal ay ku abtirsadaan iyo dhaqan aad u da' weyn. Suuragal ma aha maqaal yar oo koobnaantiisa leh in looga wada hadlo guud ahaan dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta la moodo maro la dhigay meel ciid ah oo aboor meel soo jeedda ka dhawray, balse waxaan…