Skip to main content

Friday 9 October 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Masrax |
Billawgaba waad liqaysa fikradda taxanaha kolka aad aragto Maark (Adam Scott) isaga oo baabuurkiisa saaran oo ilinta iska tiraya. Waxa uu hortaaganyahay shirkadda Lumon oo uu ka shaqeeyo.

Hordhac
Hordhac
Dhaqan |
Goortu waa bilowgii hore ee aadamaha. Goobtuna waa meel uu ka baxaayo dab ay koox dadkii hore ka mid ahi kulaalayaan. Mid ka mid ah ayaa yidhi: “Waxarkaa yar ma i siin kartaa hebelow ?” Dabadeedna gacanta ayaa laga saaray.

Feker |
Magaalada Qusdandiiniya (magacii hore ee Istanbuul) waxa ay caasimad u ahayd dawladdii Cusmaaniyiinta, dunidana waxa ay kaga jirtay kaalin weyn, waxaanay magac weyn ku lahayd magaaloyinka kulansada jinsiyadaha iyo diimaha kala duwan.

Hadda oo aan jiro siddeetan iyo toddoba sanno, keligay baan noolahay. Waxa aan keli ku ahay guri yar oo beer ku yaalla, lana dhisay 1803-kii. Halkan buu qoyskaygu ku noolaa waxii ka dambeeyey Dagaalkii Sokeeye [ee Maraykanka].

28-kii May waxa la shaaciyey geerida qoraagii reer Kiiniya ee Ngugi wa Thiango, oo lagu ladho hormuudka suugaanta Afrika, muddo dheerna u sharraxnaa helidda abaalmarinta Noobal-ka, walow aanu helin.

Guud ahaan akhrinta iyo dhegaysiga suugaanta, gaar ahaan suugaanta soo-jireenka ah (classical literature), sida diiwaannada gabayada iyo sheeko faneedyadu waxay leeyihiin faa’idooyin badan oo la xiriira horumarinta garaadka iyo caafimaadka dhimirka.

Waayadii ay inta badan adduunyadu u foorartay gumaystaha reer Yurub, geyiga Soomaalida na inta Kacdoonkii Daraawiisheed laga adkaaday ay dul barraaheen afarta gumayste ee qurubyada u ka dhigay, arooryo cimilo diraaceed leh oo roobabow ah, 9-kii subaxnimo 6-dii bishii Ma

Shalay galab aniga oo ku sugan magaalada Krefeld ee waqooyiga Jarmalka, Daani oo ah maamulka mid ka mid ah xarumaha shirkadda C.A ee caanka ku ah iibka dharka, ayaa iiga warramay go’aan shirkaddu qaadatay oo ah in la dhimo tirada shaqaalaha ka hawgala, gaar ahaan shaqaa

Soomaalida waxa lagu tiriyaa in ay ka mid yihiin bulshooyinka ugu badan ee Geeska Afrika ku dhaqan. Waa bulsho sida laga war hayo u qaabaysan oo u taaltaalla hab qabaa'il iyo beelo ah, waagii gumaystuhu yimida uu u kala jarjaray shan qaybood oo ku kala fidsan Geeska.