Skip to main content

Monday 7 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Dhaqan |
“War orda oo naga taga waxba ma haynee, iimaanka Alle idinka qaadye,” ayaad ku salaantaa marka ay bidhaantoodu kuu muuqataba! Saaka waxba kama duwana kuwii hore. Markii aad isha ku dhufatay duudkooda gaajadu soo xoodday ayaad kala hortagtay canaantii aad ula baratay. Iyaga, iimaanka Alle kama qaado…

Malaayiin Muslimiin ah oo ka kala yimaadda daafaha dunida ayaa sannad kasta u xaja Kacbada. Waxay ku wareegaan iyagoo rajaynaya inay helaan fursad ay ugu dhawaadaan taabashadeeda; laakiin qofna kama fikiro ma suurtowdada: albaabkeeda ma furi karaa oo ma ogaan karaa waxa gudaha ku jira? Hal qof oo…

Hambalyo dhammaanteen. Saddex xidhiidh oo aan guulaysan kaddib, tobannaan muuqaal oo “Reels” ah iyo qiimayn shakhsiyadeed bilaash ah oo internetka ah, ugu dambayn waxaan gaadhnay ogaalkii kama dambaysta ahaa: gacalkii hore: “narsisist.” Saaxiibaddaa: “sun.” Maamulaha: “wuxuu kugu sameeyaa khiyaano…

Soomaalida dhexdeeda maansadu waa agab aad u xoog badan oo loo kaashado diiwaangelinta dhacdooyinka, waayo-warranka iyo tejribada ummadeed ee bulshada. Waxay ka mid tahay ilaha rasmiga ah ee taariikhda Soomaalida laga raadguri karo, iyada oo hagaag looga ogaan karo wixii sooyaalka ummadeed ka…

Miyaanay mudnayn in aynu isweydiinno maxaa ka dhigay aragtida Tomaas Sankaara in ay ka gudubto xuduudda tijaabo-galka siyaasadeed ee dal yar oo sabool ah sida Burkiina Faaso? Sidee ayay se qaabdhismeedkeeda akhlaaqeed isugu beddeshay mashruuc falsafadeed oo lagu xoraynayo insaanka oo aanay keliya…

Aragtida dadweynuhu waligeed may ahayn codad kala firidhsan oo suuqyada laga maqlo ama sawaxan ku meel gaadh ah oo fagaarayaasha ka dhaca. Waxay ahayd awoodda qarsoon ee hoosta ka dhaqaajisa taariikhda, taas oo boqortooyooyin dhista ama dumisa, sharciyadna siisa ilaahyo, boqorro iyo kacdoonno ama…

Markii aan ka tagay xirfaddaydii qareennimada oo aan galay waxa maanta loo yaqaan “hal-abuurka dijitaalka”, ujeeddadaydu waxay ahayd mid sahlan oo cad: inaan dadka la wadaago farshaxankayga. Xilligaas, sawir-qaadayaasha Nayroobi waxaa lagu aqoonsan jiray shaqadooda, qaabka ay wax u sawiraan,…

Buugga “Don Quijote de la Mancha” (oo Carabta dhexdeeda si weyn loogu yaqaan “Don Keeshot”) waxaa loo tixgeliyaa shaqada suugaaneed ee ugu caansan uguna caalamisan ee lagu qoray afka Isbaanishka. Sidoo kale, qoraagiisa Miguel de Cervantes Saavedra (1547–1616) waxaa loo aqoonsan yahay aasaasihii…

Ka soo qaad in uu ereygu yahay sida ganacsade socdaal badan, oo suuqyada dhex wareega, alaabtiisana ka qaada luuqad una gudbiya mid kale. Mala-awaalkani ma aha mid xaqiiqada ka fog. Ereyga “tacriifad” (canshuurta kastamyada), oo maanta si weyn looga adeegsado macaamillada kastamyada isla markaana…

Juxa waxa uu ka mid yahay sheeko-xariirooyinka ugu faca weyn ee ay curiyeen dad la dulmay. Sheekooyinkiisu waa kuwo dunida ku baahsan, laga bilaabo Shiinaha ilaa jasiiradda Sisiliya, iyo Badhtamaha Aasiya ilaa maqaaxiyaha Anatoliya iyo Qaahira. Waxayna u muuqdaan inay yihiin dhaqanka ugu ballaadhan…

Subscribe to Category Page