Skip to main content

Tuesday 19 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Ciyaar Dhaqameedka Soomaalida

25 April, 2026
Share

Ciyaar dhaqameedku waxa ay muujiyaan dirsooc ummadeed, hal-abuur iyo caadooyin soo taxnaa qarniyo badan, oo ay ummaddaasi leedahay. Hadda, wax ka baro noocyada ciyaar dhaqameedka Soomaalida.