Skip to main content

Saturday 8 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Yuusuf Cabdifataax Axmed

Yuusuf Absuge

Yuusuf Cabdifataax Axmed, waa qoraa daneeyaa deraasaadka Soomaalida iyo suugaanta la xiriirta dibadmeernimada iyo qaxa. Waxa kale oo uu xiiseeyaa si guud culuumta bulshada.

Articles by the Author

Waraysi |
Shiiriin Ramzanali Fazel waa qoraa Soomaali-Bakistaani ah, balse haysata dhalashada Talyaaniga. Magaalada Muqdisho ayay ku dhalatay bartamihii qarnigii labaatanaad, kaddibna waxa ay Talyaaniga u guurtay sanadii 1971-kii. Qoraalladeeda waxa sees iyo sal dhig u ah socdaalka ay gashay, waxa ayna…

Subscribe to Category Page