Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Yusra

Yusra Cabdullaahi

Yusra Cabdullaahi waa cilmi baadhe heerka saddexaad ee waxbarashada (Phd) ka wadda Jaamacadda  Leiden. Waxa ay khibrad dheer u leedahay xuquuqal aadamaha, cilmi baadhista iyo horumarinta bulshada. Waxa ay ka soo shaqaysay Kiiniya, Itoobbiya iyo Yugaandha, sidoo kale waxa ay ka hawl gashay Hayadaha Qaramada Midoobay iyo machadyo cilmi baadhiseed iyada oo kala shaqaysay arrimaha la xidhiidha Jinsiga, tahriibka iyo xalinta khilaafaadka.

Articles by the Author

Feker |
Xagaagii hore, markii aan ku laabtay Muqdisho, si aan u booqdo qoyskaygii, dhinaca kalena waxa aan fursad u helay in aan la falgalo arkiifiyadii Raadiyo Muqdisho. Waxa ay ahayd fursad weyn oo aan dib ugu milicsaday berisamaadkii dalkayga, anigoo dhex muquurtay kaydka duuban ee idaacadda oo…

Subscribe to Category Page