Skip to main content

Sunday 16 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Yoonis O’Cali

Yoonis O’Cali

Waa qoraa iyo suugaan-yahan u dhashay dalka Marooko, waxa uu Qaanuunka ka bartay Jaamacadda Ibnu Suhur ee magaalada Agaadir. Waa qoraa si joogto ah ula shaqeeya dhowr madal suugaaneed oo Carabi ah.

Articles by the Author

Dhaqan |
Marka la joogo suugaanta caalamiga ah, kaalinta dameerku waa ay ka sarraysaa sawirka soojireenka ah ee dhaqan-bulsheedku ku nabay ee ah; in summad looga dhigo dhoohanaanta iyo nacasnimada, oo waxa uu yeeshaa kaalin ka weyn taas. Laga soo bilaabo casriyo hore ilaa wakhtigan taagan, suugaantu waxa ay…

Bishii Maaris ee 2024, waraysi uu siiyey Aljasiira Net, aqoonyahankii cilminafsiga iyo mufakirkii reer Lubnaan, Diktoor Mustafe Xijaasi, isagoo ka warramaya hawgalkii Duufaan al-Aqsaa, waxa uu ku dooday in aqoonyahannada cilmiga bulsheed ee Carabta iyo kuwa kaleba aanay shacabka Falasdiin si…

Buug |
Si ka duwan suugaanyahannada oo jacaylku u yahay mawduuc weyn oo kaalin weyn ku leh qoraalladooda gabay iyo sheekoba, falaasafadu dhankooda mawduuca jacaylku waa mid ay ka labalabeeyaan, oo badhkood yasaan, kuwo kalena aad uga gaabsadaan ka hadalkiisa. Inta badan jacaylku waa mid iska…

Subscribe to Category Page