Sanadihii u danbeeyey waxa la arkay isbeddel muuqda oo ku yimid ka hadalka cudurrada ku dhaca dhimirka. Waayadii hore, caafimaadka dhimirka waxa ku hareeraysnaa, haaraan, aamusnaan iyo cabsi hadda se in la rog rogo laga na hadlo caqabadaha ku gedaaman waxa ay noqdeen qaar si weyn u muuqda siiba…