Aan ku bilaabo e wuu i xiisageliyay oo waan la dhacay curiska Safiya Caydiid ee "Sida Soomaaliya wax looga Qoro" oo nuxur ahaan cinwaankiisu noqon kari lahaa: "Sida ay tahay in aan Soomaaliya wax looga qorin”. Curiska waxa ka buuxa xogo mudnaan leh oo doodo dhalinaya, qaybtood waan ku raacsanahay…