Aragti
Xasan Awriid
|
Marna hore looma arag qulqulka muhaajiriin sharci-darro Morookaan ah iyo dalal kaleba oo gaadhay heerka tiro ee dhacay intii u dhexaysay habeenkii 29-ka ilaa 31-ka Julay, waxa ay ku sii jeedeen Sebta, oo ah magaalo ay Isbayn haysto. Tirada dadka galay Sebta waxay kor u dhaaftay konton kun, halka…