Skip to main content

Sunday 16 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Xamse Maal

Xamse Maal

Cilmi-baadhe Diiradda Saara Arrimaha Nabadda, Xalinta khilaafaadka, iyo Siyaasadda Geeska Afrika

Articles by the Author

Aragti |
Bulshooyinku waxay dawladnimo u samaystaan ujeeddo aasaasi ah: inay helaan nolol ka wanaagsan tii ay la'aanteed ku noolaan lahaayeen. Haddii dawladdu awoodi waydo inay dadkeeda siiso amni, caddaalad, adeegyo tayo leh iyo fursado dhaqaale, waxa meesha ka baxaya ujeeddadii loo aasaasay dawladnimada.…

Safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku tegay Israa’iil, wararka ku saabsan is-aqoonsiga labada dhinac, iyo safaaradda ay Somaliland ka furatay magaalada Qudus, ayaa dood weyn iyo falcelis xooggan ka dhex abuuray bulshada Somaliland, guud ahaan dunida Soomaalida, iyo caalamka…

Faaqidaad |
Dimuqraadiyaddu ma aha oo keliya doorashooyin la qabto. Waa nidaam ku dhisan xeerar iyo mabda’a ah in cid kasta oo talada haysaa ay ugu dambayn dib ugu noqoto shacabka si ay u hesho sharciyad cusub. Taasi waa waxa kala saara nidaam dimuqraadi ah iyo nidaamyada kali-taliska iyo boqortooyada.…

Bariga Dhexe waxa uu galay marxalad kale oo xasaasi ah. Gobolka waxa u bilaabmay tartan awood, istaraatiiji, iyo kala adkaansho u muuqda mid kama dambeys ah. Gobolka muddo dheer wuxuu ahaa meel ay ku loolamaan Israa’iil iyo Iran, balse duullaanka ay Mareykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran ayaa u…

26-kii Diisamber 2025, Somaliland iyo Israa’iil ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay is aqoonsadeen, tallaabadan ayaa ahayd mid si weyn u beddeshay miisaanka siyaasadeed iyo amni ee Geeska Afrika. Aqoonsiga Israa”iil siisay Somaliland ayaa noqday mid gilgilay jawigii diblomaasiyadeed ee gobolka,…

Geeska Afrika maanta ma aha gobol ku kooban dhibaatooyin maxalli ah ama colaado qabiil oo soo-jireen ah. Waa mid ka mid ah meelaha ugu istiraatiijisan dunida, kana mid ah goobaha ay ku kulmaan danaha quwadaha waaweyn, marinnada ganacsiga caalamiga ah, iyo furinta dagaal siyaasadeed oo aan mar walba…

Magaalada Niyuu Yook, oo lagu naanayso magaalada aan hurdada aqoon, waxay muddo dheer ahayd meel ay siyaasaddeeda gacanta ku hayaan kooxo awood iyo hanti isku darsaday. Koox go’aamin jirtay cidda xilka ku guulaysan karta iyo sida loo maamulo mustaqbalka iyo dhaqaalaha magaalada. Nidaamkaas…

Feker |
Ummad kasta oo dunida ka jirta waxay horumar dhaqaale iyo mid maskaxeed ku gaadhaa talada iyo fekerka ay bixiyaan indheergaradka , aqoonyahannada, cilmi-baadhayaasha, hal-abuurka iyo dhallinyarada firfircoon ee u taagan horumarinta bulshada. Hase yeeshee, waxa dhacda in la isku murgiyo ama la kala…

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa dhawaan u gudbiyey Golaha Wakiillada xeerka diblumaasiyadda. Tallaabadani waa mid mudan bogaadin, balse waxay si cad u iftiiminaysaa daldaloollo muddo dheer jiray oo ku saabsan siyaasadda arrimaha dibedda ee Somaliland iyo sida loo hago ama ay u shaqayso.…

14-kii Ogos, Senator Ted cruz oo ka mid ah Xisbiga Jamhuuriga ayaa warqad u diray Madaxweyne Donald Trump, waxanu ugu baaqay in uu aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo ku dooday in ay tahay “dal la soo noqday madaxbannaanidiisa, isla markaasna ay Maraykanka wadaagaan dano badan oo amni…

Subscribe to Category Page