Markii uu dagaalkii Itoobbiya ku soo jabay ee ay jabhaduhu ku kaceen, taliskii Siyaad Barre waxa uu xooray qiyamkii uu ku andacoon jiray oo dhan, tamartiisana waxa uu isugu geeyay in uu xukunka sii haysto, oo ciddii ka caawin karta garabka saaro, shaydaankana alla ha ka yeelee. Hadday taasi dhici…

Sida bulsho kasta oo dunida ku nooli u leedahay caadooyin iyo dhaqamo uu facba fac u soo gudbinaayay, ayay sidoo kale u lahaayeen dawadhaqameed guun ah oo ay kula tacaalaan qofkooda uu xanuun gudeed ama dhaawac jidheed haleelo.
Wax uu aadaamuhu ku soo tamariyo qaabkaasba, waxa la soo gaadhay…