Qofka yaqaanna sababta uu u noolyahay, waa uu u dulqaadan karaa caqabad kasta oo nololeed” - Nietzsche
Waa buug ka duwan buugaagtii aan hore u akhriyay dhammaantood, waxa uu iskugu jiraa laba qaybood oo mid kastaa iskii u noqon karo mawduuc gaar ah oo buug gooni ah laga qori karo. Waa laba…