Skip to main content

Wednesday 19 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
photo

Xaamid Maxdaawi

Xaamid Maxdaawi waa qoraa iyo falanqeeye farshaxan oo u dhashay dalka Tuunis, waxa uu ku takhasusay luuqadda iyo suugaanta Carbeed. Waxa uu xiiseeyaa dhinacyada kala duwan ee fanka, qoraalladiisa na waxa lagu baahiyey mareego iyo majallado Carbeed oo kala duwan.

Articles by the Author

Dhaqan |
Jeeymis Maatiyus waxa uu ahaa Gabyaa u dhashay Koonfur Afrika waxaanu dhintay 7-dii Sebtember sannadkii 2024, isaga oo jira 95 sanno. Dhawaan ayaa loo qabtay munaasibad lagu weynaynayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay dhimashadiisa. Iyada oo lagu maamuusayo doorkiisii bulsho, maaddaama…

Feker |
Suurogal ma aha in laga sheekeeyo suugaanta qoran ee Afrika iyada oo aan la is dultaagin waayo aragnimada qoraaga reer Kiiniya, Ngugi wa Thiang’o, oo qoraalladiisa suugaaneed iyo fekerba lagu tilmaamo kuwa ugu xagjirsan uguna qotodadheer abla’ablaynta iyo gorfaynta xidhiidhka ka dhexeeya…

Subscribe to Category Page